Lascanod cadeymo iyo Falanqay cida masuul ka ah dagaalka Lascanood Qaybta 1aad

Cadaynta 1aad

waxaad link kani hoose wuxuu marag u yahay kicintii darood ee dhulbahante ee baraha bulshada

https://fb.watch/jLmYFtBf5x/

Muqaalkan iyo maqalkan maxaad ka fahantey

Cadeynta 2 aad

Masuuliyada dagaalka waxaa ku cadyahay Garaadka Guud ee Beelaha Dhulbahante iyo cidii la qaban qaabisay

Markhaatiyada nool ee la hayana waa badan yihiin balse cadeyn waxaa kugu filan hadaladiisa si fiican u dhageyso video gan

Garaadku isaga yaa bilaabay dagaalka raysalware kugeenkuna run buu sheegay in arintana waa mid gar ah.