MA KULA TAHAY SIYAASIINTA DAROOD QAARKOOD WA DUMIYAYASHA RAJADA SOMALI IS JECEL WAAYO?

Kani waa maqaal kooban oo ku saabsan Cadawga umada ku hadasha Afka Somaliliga ee aan marna ogoleen Somalinimada oo kor marta arintani waa mid loo bahan yahay in umada Somaliyeed bal wax iska weydiiso mar labaad.

Ama rumeyso ama ha rumeysan Somalinimada waxaa Cadaw ku ah Siyaasiinta, Madax dhaqameedka iyo qaar ka mida culimada,iyo aqoon yahanada beelaha Darood, dhibka ay umada Somaliyeed gaadhsiiyeena weligeed ka soo kaban mayso,balse weli waxaan fahmin dad badan oo Somaliuyeed.

  1. SAYID MAXAMED CABDULE XASAN ( Ogaadeen,Darood)

(Sayid Maxamed Cabdulle Xasan; 1856–1920)

Ma gobanimo doon buu ahaa mise xukun doon, sida ku cad taariikhda dhabta ah ee ka horeysey xayiintii Kacaankii Maxamed Siyaad Bare waxay cadeynaysaa in halgankiisu ahaa mid siyaasadeed iyo dhaqaale kaas oo salka ku hayey xukun Jaceyl, taasina waxaa tii kentey in halgankiisu soo Afjarmo dadkii Somaliyeed ee fikirka Gobanimada ku taageerayeyna ay noqdeen wax uu dilo iyo wax ka baxsada.

Sida ku cad Taariikhda markii uu Berbera ka soo degay ee Saraakiishii Laanta socdaalku Su’aalo weydiiyeen ninkii Somaliyeed eek a furfuray wuxuu ahaa nin Turjubaan u ahaa Engiriiskii xukumayey dekeda Berbera oo ku yidhi Waa wadad Walaalan ee iska dhafa.

 According to Douglas Jardine, the name ‘Mad Mullah’ did not originate with the British or the Italians as is often thought, but is a translation of the Somali expression wadaad waal (the Mullah that is a lunatic) used by Somalis in Berbera.

Kaasi feebarkii ugu horeyey ee nin Somaliyeed oo weliba Beesha Isaaq ama Irir Samaale u galo Sayid ka siga oo badbaadinaya ninkan Wadaadka ah ee Somaliyeed.

  • Cabdirasaaq Xaaji Xuseen( Majeerteen, Daarood)

Hussein was born in 1924 in Galkayo, the capital of the north-central Mudug region of Somalia.[2] His family hailed from the Majeerteen Harti Darod clan.[3] He studied the Qur’an under his father, Hajji Hussein Atosh, who was an authority on Islam.[4]

Sida ay qabaan dadka mida kuwa taariikhda Somalida ka sheekeeya wuxuu intuu uu siyaasada Somalida ku dhex jirey in uu ka dambeeyey ama lug ku lahaa Dilkii Madaxweynihii labaad ee Somaliya Cabdirashiid Cali Sharmarke ee Laascanood 1969 kii

Sidoo kale wuxuu ahaa fikiradii ka dambeysey in Beesha Majeerteen ee uu ka Soo jeedo dib u jedinta ugu Sameeyey Gobolada Jubooyinka ee qaniga ku ah beeraha iyo xoolaha kaluunka iyo waxsoosaarka kale Gaar ahaan magaalada Kismaanyo.

Sida ku cad wareysi uu siiyey idaacada BBC da ee laanta Afsoomaliga waxaa uu qaab ka ahaa dadkii ku taliyey in ciidamada Itoobiya muqdisho la keeno

Warreysigii BBC iyo Cabdirasaaq qay ka mida:

……BBC: Sida aad ogtahay Muqdisho weli waxaa ka jira dilkii, dhicii, afduubkii, inkastoo hoggaamiyeyaashaas awoodda badani ay joojgaan marka miyaad is leedahay dowladdu iminka Muqdisho wey tagi kartaa?

Cabdirasaaq: Nuxurka warqaddeyda waxaan ku iri dowladdu hadda ma tagi karto haddii aanan gafsaneyn, oo waa in magaalada laga saaraa ciidamada loona diyaariyaa sidii jawi ay doowladu ku imaan karto loo sameeyo lahaa, waliba marka ay dowladdu imaaneyso waa in ay jiraan ciidamada saaxibbada ah ee Afrikada waliba waxaa hadda ka hor la magacaabay oo la sheegay in labo waddan ay Soomaaliya ciidamo geynayaan ilaa 1700 oo askari, marka ugu yaraan labaas waddan ciidamadaas ay ku dhawaaqeen iyo dowladihii kale oo aysan ku jirin waddamada safka hore oo iyaguna ugu yaboohay Soomaaliya in ay ciidamo keenan ha la soo dhaweeyo.

Marka ciidamadaas marka ay xukuumaddu imaaneyso ciidamadasina ha la yimaadaan waxaad moodaaa in aan ku daray Xisaabta in dowladdu u baahantahay ammaan, laakiin sida an arkayo dowladdu xooggeeda saari meyso sidii ay Xamar ku imaan laheyd.

Xooggeeda waxa ay saareysaa meel kale intey xoog ku dagto ay ku muujineyso ama Xamar looma baahna ama iney Muqdisho dagaal ha lagu qaado marka dowladdu ha muujiso sidii Xamar lagu dagi lahaa…………

  • Gen.Maxamed Siyaad Bare( Mareexaan,Darood)

Waxaa uu xukunka ku qabsadey Afgembi 21 /10/1969 kii waxaa uu si aan arxan lahayn ugu geystey cadaadis,barakicin,xasuuq waxaa lagu xasuustaa:

  1. Dilkii 3 sarkaal ee Afgambiga la hogaaminayey oo uu diley
  2. 7 sheikh ee diinta Allah(swt) difaacayey ee aan hubeysney codkooda keliya ku yidhi raga iyo dumarka Alle ma simin ee uu dhiigooda daadiyey
  3. Xasuuqii Gobolada dhexe
  4. Xasuuqii,burburkintii iyo barakicintii dadkii Shacabka ahaa ee Goboladii waqooyi laga soo bilaabo 1981 ilaa 1991.
  • G/Sare Cabdilahi Yusuf( Majeerteen,Daarood)

Waxaa uu taariikhda ku galey

  1. Sarkaalkii ugu horeyey ee Somaliyeed ee isaga oo Kursi raadinaya ciidamo hubeysan ka dhistay Ethiopa si uu ugu soo duulo dhulka xorta ah ee umada Somaliyeed
  2. Waa Madaxweynihii Somaliyeed ee adeegsada cidamo itoobiyaan ah si ay xukunka ugu hayaan saldhigana uga dhigay wasaaradii Gaashandhiga ee Somaliya
  3. Waxaa uu ku xasuuqay dad badan oo Somaliyeed gaar ahaan beelaha Konfurta

Somaliya

  • Maxamed Cabdilahi Farmaajo( Mareexaan,Daarood)

Mohamed Abdullahi Mohamed (SomaliMaxaamed Cabdullaahii MaxaamedArabic: محمد عبدالله محمد; born 11 March 1962), also known as Farmaajo, is a Somali politician who served as president of Somalia from 2017 to 2022. He was prime minister of Somalia for six months, from November 2010 to June 2011. Mohamed is the founder and leader of the Tayo Party since 2012.

Maxamed Cabdullaahi Farmajo waxa uu ku dhashay Caasimada Muqdisho sanadkii 1962-dii. Waxa uu dugsiga dhexe uga baxay iskuulka 1-da Luuliyo, kan sarena wuxuu ku qaatay dugsigii farsamada gacanta ee Lafoole.

Farmaajo isaguna waa madaxweynihii Somalida federalka ah ee ugu dambeeyey Siyaasiinta beeaha darood ee dhiiga iyo isku dirka Somalida ku sii gaba gabeyey xiligiisii hogaaminta farmaajo isaga oo kursigiisa uun ilaashanaya wuxuu ka geystey xasuuq isku dir iyo isbahaysi ka dhan ah in somaliyi dal xora noqoto oo caga isku taaga ayuu sameyey ficilo badan kuwaas oo taariikhdu xusidoonto waxase ugu waaweyn:

  1. Xasuuqii Ilaaladii ina cabdishukuur: Isla sanad-kiisii 1aad, Farmajo iyo saaxiibadiis, waxa ay duullan ku qaadeen siyaasiyiinta Mucaaradka, waxa ay xilli saq dhexe ah u dhaceen xarunta Xisbiga Wadajir, halkaasoo lagu xasuuqay ilaaladii xarunta isla-markaana ku dhaawacay hoggaamiyaha Xisbiga, laguna bililiqeystay dhamaan wixii agab iyo maaliyad yaallay xarunta.
  2. Dhiibidii Qalbi dhagax:  Sanadkii 2017-kii ayuu Farmaajo xabsiga ku xiray, kaddibna uu si sharci darro ah Col.C/karim Sheekh Muuse “Qalbi-dhagax” itoobiya ugu gacan-geliyey meel ka baxsan qaab kasta oo sharci ah.
  3. Xasuuqii Baydhabo
  4. Xasuuqii Muqdisho

Afgabigii Mudo kororsiga:

Arrinta ka taagan ma ahan oo kaliya isku daygii afgambigii uu Farmaajo isku dayey 27-ka Diseembar.

Hadaba waxaa haboon in Somalidu ka gar naqdo dhibaatada ay Siyaasiinta Darood u geysteen ilaa hadana ay Ku sii wadaan Somalida ee Salka ku haysa Kuri Jacay iyo Isku dirkaSomalida.

MAHADSANIDIN DHAMAAN

Tixraacyo

ww.aei.org

bbc somali

Google research

keyd media