NASTEEKO KU SOCOTA SOMALIDA

“Hatred is a danger to everyone – and so fighting it must be a job for everyone.”

ANTÓNIO GUTERRES, United Nations Secretary-General, 2021

MAXAA AY MUDANKARAAN QURBAJOOGA ADEEGSADA SOCAIL MEDIA YAHA EE ISKU DIRKA IYO BEEN ABUURKA BULSHADA SOMALIYEED KU CAAN BAXAY?

Baryahan dambe waxaa batey dad isku sheega suxufiyiin, Siyaasiin,Madax dhaqameedyo,iyo aqoon yahano oo ku can baxay in ay baraha bulshada u adeegsadaan isku dir been abuur warar aqqn jirin oo marin habaabin ah,hadalo nacay beeleedyo ah iyo waxyaabo badan oo aan diinta,dhaqanka,akhlaaqda suuban ka hor imanaya oo aakhiro iyo aduunba aan habooneyn dembiyo badana ka dhashaan hadaba.

Dhamaan dalalka Aduunku waxay lee yihiin sharciyo lagu xakamaynayo ficilada noocaas ah.

Aduunka majiro sharci ogol in lagu xadgudbo xoriyada iyo sharafta dadka kale,been abuur iyo isku dir bulsho,qaran iyo hadalo abuura isnacay bulsho,isku dhac iyo faafin waxyaabo lid ku ah nabada bulshooyinka dunida.

Sidaa darteed waxaa moodaa in dad badani gaar ahaan qurbajoogu fahansan yihiin qalad ku saabsan xoriyada saxaafada,shaqsiga iwm oo ay u haystaan in aan lagula xisaabtami Karin dembiyo na ku geli Karin.

Hadaba waxaa jira dad badan oo aqoonyahano,waxgarad culimo ha oo mar walba ka damqada beenta baraha bulshada iyo isku dirka,isnacaybka iyo abuurida nabad darada lagu kicinayo dadka sidaa darteed tani waa digniin wixii ka dambeeya hada waxaa jiridoona isla xisaabtan uu qof waliba masuul ka noqondoona wuxuu qoro,ka hadlo iwm.

Dadka iyo saxaafada ama baraha bulshada eek u can baxay arimahan waxaa jiridoona in la soo bandhigo magacyadooda cadeemaha loo hayo iyo eedamaha loogu dacweenayo, hadaba hada waxaa la gudboon in qof waliba k akairsado iska hubiyo waxaa uu qorayo,la wadaagoyo dadka iwm.

Halkan ka akhri haydaha iyo ururada xuquuqdu waxay ka qabaan arimahan aynu ka digeyno.

Hate Speech: Turning the tide

30 January 2023

 Global

Facebook Twitter

Online hate speech might seem like an unstoppable tide, but strategies are being employed by governments, civil society, and individuals, to fight back. A new UN Podcasts series, UNiting Against Hate, explains how this dangerous phenomenon is being tackled worldwide.