Sida ay qabaan xeeldheerayaasha arimaha Siyaasada iyo nabadgelya waxaa si toosa maradii ay isku dadayeen uga qaaday dhacdadii laascaanood odayaal iyo siyaasiin ciilka ay u qabeen nabada iyo wada noolasha reer Somaliland kuwaas oo kacdoonka dadka reer Laascaanood ka dhexraadinayey fursada ay ku mijo xaabiyaan degenaashasha iyo nabada Gobolka iyo wadajirka dadka walaalaha ah ee kuwada nool nabadagelyada iyo xasiloonimada.
Laascaanood dhibta ka dhacdey waa mid u baahan in si miyir qaba loo wajaho balse ma aha mid dano gaara looga faa’iideysanayo oo xaalada dab lagu siishido.
Dad badan baa ka hadlay shar iyo khayba bale waxaa isoo jiitey Weriye da yar oo la yidhaahdo CaliMahdi Jibriil waxaa aan idin leeyahay dhageysi wanaagsan: