TACSI KU SOCOTA FOOSIYA CABDI DHUUDHI IYO CARUURTEEDA

hogaanka media group

Waxay tacsi u dirayaan Foosiya Cabdi Dhuudhi iyo Caruurteeda

geeridii naxdinta lahay ee ku timi Engineer Maxamed Cali Saleebaan

Maanta oo taariikhdu ahayd 06/12/22 Ku geeriyoodey Magaalada

Hargeysa Sidoo Kale waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan reer Cabdi

dhuudhi , reer Cali Saleebaan ehelkii,caruurtii iyo umada reer

Somaliland ee uu ka baxay Engineer Maxamed Cali Saleebaan. Marxuunka Waxaanu

Allah(swt) uga baryanaa naxariistiisa Jano inuu siiyo ehelkii iyo qaraabadii axsaabtii

iyo caruurtiisiina Samir iyo Iimaan ka siiyo Amen Amen yaa Allah