Waxaa aan Tacsi u dirayaa dhamaan Ehelkii,Asxaabtii,qaraabadii iyo Dadka Somaliyeed,Aniga oo ka tacsideenayaa geerida MAXAMED IBRAHIM Waxaa aaney lee yahay Dhamaanteen Samir iyo Iiman ALLAH swt ha inaga siiyo isaga naxariistii Jano Farduusa ha geeyo hana u dembi dhaafo Alle swt Amiin yaa Rabi