FASHILKII SIYAASADEED MAXAMED SIYAAD IYO SAMATER KAN FARMAAJO IYO FAHAD LABA ISKU SIDKAN

Ma caqliga ayaa mataaneeyey, mise wakhtiga inankan iyo adeerkii( Siyaad iyo Farmaajo?

wakhti, dadaal, talo tusaaleyn intaba waa lagala quustey Maxamed Siyaad intii uu xukunka hayey in uu dadka reer waqooyiga ah dhibka uu ku hayo ka daayo,waana loo sheegay in iyagu xoriyadan lagu midoobey aay keeneen balse waxaa oo dhan dhegjalaq uma siin, waxaa loo sheegay in Siyid Maxamed Cabdule Xasan oo isaga (maxamed Siyaad) isku reer yihiin wuu ku jabay markii uu Reer Sheekh Isaxaaq oo ku soo dhaweeyey dhulkoodii ka difaacay gumeysi Ingiriiska u xoolo gooyey oo dhaqaale u urururey taageero dhankastaba siiyey wuu iyagii isku rogey oo uu dagaal la galey aakhirkiina uu ku dambey WAA LAGU DIGTAA RUUX HADUU KUU DARAAN JIREYE BAL DAYAAY WADADKII WAA KA SII DABEYLSADAYE

Si kale hadii aynu u nidhaahno Jabkii Sayidka waxaa Saldhig u ahaa dibindaabyadii dhacii uu ku hayey dadkii isaga ku soo dhaweeyey deeganadoodii ka dib markuu noqday martii dhib badan…..

La soco qayaha dambe