Reer Konfureed(Somaliya) Iyaga Dulman oo loo doodayaaye maxay doonayaan?

Afartan duleysan ee calankii Somaliya sitaa marna ma mataalaan cidna walse waxaa ka qaldamey cidii ay ku hor banaanbixi lahaayeen.

Sidaa darteed Reer Konfureed iyagaa dulman oo loo doodayaaye waxay doonayaan!

Ma Ikran Tahlil bay cadaalad u doonayaan

Ma Ilaaladii Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur bay xasuuqoodii xal u doonayaan

Ma Engineer Yariisow ayeey xaqiisii doonayaan

Ma Farmaajey maxkamd la doonayaan

iyaa dulmane oo muuse( Madaxweynaha Somaliland) u doonayeeye Reer koonfureed Maxay doonayaan.

Ilay doqonimadu waa tan ee reer Konfureed tirada yare maxay doonayaan.

Hadaba cambaareyn iyo in lagu mudaharaado waxaa mudan Farmaajo oo xoog ku haysta Reer Konfureedka labana in uu qori caradii ku sii joogo talada dawlkaa Fashilmey ee Somaliya.

Balse Muuse waxaa Kufilan soo dhaweenta balaadhan ee dadkiisa reer Somaliland oo aan u kala hadhin soo dhaweyntaasi hambalyo hambalyo Somaliland Guul