Halyeygii Qarnigii Tegey G/Le Sare Maxamed(Funny) Cabdilahi Farah Guribarwaaqo

Qaranka Somaliland waxaa u soo jeedinayaa in Maxamed Funny Allah swt ha u naxariistee loogu magac daro madxafka Cusub ee Somaliland ama Wasaarada gaashandhiga maa daama uu si naf hurnima ah uu u wakhtigii adkaa iyo duruuftii aynu ogeyn ee waayaha Somaliland uu hirgeliyey nashqadeynta(designed) derejada,astamaha,labiska ciidamada kala duwan ee Somaliland.