LABA DAL OO MIDOWBEY WAY KALA NOQON KARAAN

Dood hufan balse aqoon yahan(Somalilander) xaqiiqo farta ka saarey saaxiibkii (federalka Somaliyeed).

Arinta meesha taalaa waxay tahay koonfurtu ma aaminsantahay in ay Somaliland iyo Somali ahaayeen laba dal oo midowbey.

qaar badan ayaan ogeynba oo moodaya in hal dal wada ahaayeen dhibtu waa taasi.

Somalilander ku si cilmi ah ayuu uga hadlay sidii ay wax u jiraan balse midnimo doonku wuxuu gudayeyaa gudcur iyo iska idho adey.

Midnimada waxaa aanu ku diidaynaa yaanu la midownaa horta soo ma ogid tahay (Somalia is a failed state).

Somaliya wadano badan baa ka dhisan kuwaas oo kala ah Puntland,Juba land,Hirshabeele Galmudug Konfurgalbeed taasi ma aha Dalkii somaliyeed konfureed ee aanu la midowney.