WAANU KU HAMBEELYANAA UK PARLIAMENT

Waxaa ay dadka reer Somaliland bulshada caalamka xaq ugu lee yihiin in ay ku taageeraan xaqooda ah iney la soo noqdeen dawladnimadoodii qaranimadoodii.

Dadka reer Somaliland waxay dhisteen dalkoodii waxay ka heshiiyeen dhibaatadii kala qaybintii iyo isku dirkii dhexdooda ee dawladihii Somaliyeed ku kala qaybinayeen ha ugu horeyso tii Siyaad Bare.

Guusha Somaliland waa mid ku timi dadaal dadka reer Somaliland,waa mid ku socota dadaalka dadka reer Somaliland.

Allah(SWT) mahad dhamaanteed iska leh Somaliland ka dhigay goob degen oo nabad ah.