Jamac yare rayigiisa ayuu dhiibtey waana aragtidiisa shaqsi balse waxaa uu cadeyey midnimadu in aaney konfurba ka socon oo 7 dawlad goboleed ay sameysteen.
hadaba maxaa daalinaya dadka reer Somaliland ee midnimada aan soconey madax martey miyaaney habooneyn in ay wadankooda iyo dadkooda wax la qabaan mise kuwii 1960 ina dayacay oo inaga oo dawlanimo iyo xoriyad ba haysana inaga tuuray hadaanta ayaa kuwanina mar labaad inala rabaan xasuuq burbur iyo gumeysi joogto ah.