SOMALIYA IYO GOLAHA AMAANKA RUN MISE BEEN
Somaliya in dawlad loo dhisaa wax fudud ma aha hadii aan la dersin oo dib loo eegin arimaha sababey iney dawlad fashilantey noqoto, oo caalamku runta u noqdo si isyeelyeelka looga baxo hadaba maxay tahay runtan ay baal marayaan daneeyaasha arimaha somaliya iyo saaxiibada somalidu?
Waxaa aanu rabnaa in aanu ka run sheegno xaalada somaliya iyo sida xal loo helaa muhiim u tahay arintan waxay u baahan tahay in caalamku ka eego laba dhinaca oo kala ah:
- Isla Xisaabtan iyo Dib u heshiisiin (Accountability and reconciliation)
Suurtagal ma aha in aan lala xisaabtamin dadkii magaca dawlada Somaliya ku xasuuqay shacbiga somaliyeed in la iska iloobo oo ay waliba ku adkeysanayaan in ay sax ahayd in dadka la xasuuqo oo maalina aan iska qoomameyn waxay geesteen caalamkuna idhaha ka lalinayo oo iska daawanayaan,arintani waa mida dhiirigelisay in ilaa hada la sii xasuuqo dad aan waxba galabsan oo somaliyeed iyada oo golaha amaanku og yahay oo waliba taagerayo xubnaha geesanaya tusaale waxaa kugu filan arintii Baydhabo ee lawada ogaa iyo Abdiraxamaan cabdishakuur wareerkii gurigiisa lagu qaadey laguna laayey wax badan ka akhri Dowladda Soomaaliya oo ku amartay Nicholas Haysom inuu dalka ka baxo – BBC News Somali
Last Updated: Monday, 6 September, 2004, 15:09 GMT 16:09 UK |
La soco ……….