FARMAJO MA KU GUULEYSAN DOONAA DAMACIISA INUU SOMALIYA KU SOO CELIYO XUKUNKII KACAANKII GALBADEY?

Inkasta oo imaatinkii Madaxweyna Somalida Muqdisho Farmaajo uu ku soo baxay qaab qorsheysan oo ay ka dambeeyeen dawlado shisheeye oo dano gaara ah oo maslaxadooda u arkaan ka lee yihiin Somaliya iyo Farmaajo taasna ay caddemo loo hayo oo ay kow ka tahay:

In loo iibiyey codadkii barlamaanada ee uu ku soo baxay taas oo si musuqa ugu soo baxay arintaas waxaa ka faaloodey ha’ado warbaahineed oo caalamiya sida kuwan hoos ku qoran:

Newly elected President Mohamed – better known as “Farmajo” due to his childhood passion for cheese – had beaten the odds. His opponents were better funded, with powerful regional and international backers, many of whom had representatives at highly secured Mogadishu airport complex, where the entire election exercise was conducted.

“Outside forces like Turkey, Sudan, the United Arab Emirates and Qatar are widely believed to have been buying off presidential candidates to land juicy business deals, spread a harsh version of Islam or spy on American forces,” noted a New York Times article published a day before the February 8 election.

In the lead-up to Wednesday’s vote, the New York Times article, aptly titled, “Fueled by Bribes, Somalia’s Election Seen as a Milestone of Corruption,” set the talking points for news anchors clueless about the Horn of Africa nation who suddenly found themselves confronting Somalia experts on live TV.

A report, also published on Tuesday, by the Mogadishu-based anti-corruption group, Marqaati, supplied the most-cited description of the 2017 vote as “the most expensive vote-buying campaign in human history”.

Corruption dominated the news agenda before and after the election. It was C-word central time: How corrupt was the election? How corrupt was the winner? How corrupt were his opponents? If the winner was not corrupt, how did he win? Did that mean Somalia was not corrupt? Did it mean Somalia was inherently corrupt, but dropped its default setting for a day? How did that happen?

True to form, the international community’s response to the vote also banged on with the old theme. “We encourage Somalia’s new administration to take credible steps to stamp out corruption and to establish strong electoral institutions to enable a free and fair one-person, one-vote poll in 2020,” US State Department spokesman Mark Toner said as the US congratulated Mohamed. The UK will be hosting yet another London conference on Somalia later this year and the favourite British talking points of foreign aid, fraud and corruption will once again dominate the proceedings, so that discourse is set to continue in the months to come.

Arimahaasi waxay cadeenayaan in uu Farmaajo laga lahaa ujeedo qorsheysan in uu ku soo baxo doorashada markii uu ku guuleystey doorashada waxaa uu bilaabay sidii uu u fulin lahaa qorshihii lagu balansanaa in uu ka shaqeeyo si uu ula jaan qaado wakhtiga cusub iyo qorshan ku wajahan danaha shisheeye.

Sida dadka qaarkii maleenayaan farmaajo asal ahaan wuxuu ahaa nin cadaawad u haya jabhadii la dagaalay kacaankii oktober taas oo uu horeba u muujiyey markii uu qoraalo uu samey ku aflagaadeyey beelo ka mida kuwa somaliyeed.

Farmaajo waxaa lagu eedaynayaa in uu galey dembiyo xuquuqda adamaha ka dhan ah sida:

1- Xasuuqii baydhabo

2- Dilkii ciidamadii somaliya ee ilaalada u ahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi shakuur

3- in ka badan 3000 oo caruur aad u da yar oo la askareeyey ilaa hadana la la yahay meel ay cag iyo jaandhigeen

4- Dhiibidii Qalbi dhagax

Bacalwaan muxuu ka sheegay farmajo maxaase ka jira hadalkan:

La soco qaybaha kale