MARXUUM CALI-IID CUMAR MUXUMED

انا للة وانا الية راجعون


Anigoo ku hadlaya magacayga,iyo ka dhammaan hawl wadeenada Shabakadda Caalamigaa ee hogaanka.org media , waxaanu tacsi tiiranyo leh u diraynaa, dhammaan Reer Cali-iid Cumar,Reer Cumar Muxumed , Reer Cabdi Muxumed, guud ahaan reer muxumed oo dhan, sidoo kale ehelkii, qaraabadii ,xigtadii , axsaabtii iyo umada reer Somaliland ee uu kabaxay Cali-iid Omar Muxumed,oo ku geeriyootay Dalka Emirates 02/01/2021.

Waxaanu Allaha awooda leh  uga baryeynaa inuu Cali-iid, naxar iistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , kuna siiyo naxariis, dhammaanteenna  samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah.