XAQIIQADA COVID-19 IYO SOMALILAND

Sida aad ku arki kartid baadhitaanada hoos ee aan ku sameeyey xaalada Covid 19 ee Somaliland ama Somaliya sida data da The New York Times ee 5/01/21 waxaa aad ogaan kartaa in Somaliya guud ahaan ay ku jirto meelaha uga hooseeye caalamka ee caabuqa COVID 19 ka guji oo gal halkan hoose:

Coronavirus World Map: Tracking the Global Outbreak – The New York Times (nytimes.com)

Sidoo kale marka aynu eegno data da WHO ee Afrika iyo Caabuqa COVID 19 ka Waxaa ogaaneysaa in Somaliya guud ahaanba ay tahay meelaha ugu hooseeya xanuunkan xaqiiqada guji oo gal halkan hoose: Click on WHO African Region COVID-19 Dashboard: https://arcg.is/XvuSX

COVID19_Cases (arcgis.com)

Sidaa darteed ma hayno maqaalkaasi meesha ay ka soo qaadatey hadhwanaagnews waana ninka sheega ma dhaafto waxaanu uga fidhinaa cadeyn buuxda,Wargeyska New York Times Oo Warbixin Ka Qoray Xaaladda Xanuunka COVID 19 Ee Somaliland (hadhwanaagnews.ca)