


Munaasibad Lagu abaalmariyey Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada. Ciidanka la abaalmariyay waa kuwii lagu sifeeyay karti iyo hawlkarnimo dheeraad ah sidaas waxaa bogiisa face book ga ku soo bandhigay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile.