XILDHIBAAN JIRDE WAA SAXSAN YAHAY HADII ARINKU SIDAA UU YAHAY

Dhismaha hayadaha waxaa ka horeeya Siyaasada qaranka ee hayada ka dibna waxaa loo diyaariyaa xeerkii lagu dhaqayey marka la dhameystiro xeerkeeda ayaa la abuuraa hayadihii siyaasadaa iyo qawaaniintaa ku dhismi lahaa kuna hawlgelilaha sidaas ayey ila tahay.